Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed oo laga dalbaday Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare

Waxaa dhawaan la filayaa in magaalada Muqdisho ka dhacdo doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ku matali doono gobolada Waqooyi ee dalka kadib heshiiskii ay gaareen Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed. Qoraal kasoo baxay Guddiga maamulka Doorashada kuraasta gobolada Waqooyi ayaa looga codsaday  Mahdi Maxamed Guleed iyo Gudoomiyaha Aqalka Sare ee JFS mudane … Continue reading Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed oo laga dalbaday Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare